Dil Caawa ka dhacay magaalada Jowhar iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo hubeesan ayaa caawa xaafada Hanti wadaag ee magaalada Jowhar ku dilay sargaal la sheegay in uu katirsanaa waaxda canshuuraha ee maamulka Gobolka Shabeelaha Dhaxe. Sida aan wararka ku helnay rag biskoolado ku hubeesan ayaa dhowr xabo ku dhuftay C/rashiid Xaaji Muxumed oo kamid ahaa saraakiisha waaxda dabagalka Canshuuraha gobolka Shabeelaha Dhaxe. Kooxdii dilka sargaalkan … Continue reading Dil Caawa ka dhacay magaalada Jowhar iyo Faah faahino kasoo baxaya